(Daawo Sawirro) Raisul Wasaare Khayre oo dib ugu soo laabtay dalka, kana warbixiyey Shirkii Davos

.Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu magaalada Davos ee dalka Switzerland uga qayb galay kulanka Fagaaraha Dhaqaalaha Aduunka ee (WEF2018). Ra’iisul Wasaaraha oo ka warbxiyay kulamadii uu ka qayb galay ayaa sheegay in Shirka Fagaaraha Dhaqaalaha aduunka oo Soomaaliya markii koowaad … Continue reading (Daawo Sawirro) Raisul Wasaare Khayre oo dib ugu soo laabtay dalka, kana warbixiyey Shirkii Davos